Ku darso
Martida sharafta leh ee soo booqatay Tirokoob.org. Waxaa la wargelinayaa arrin ummadda somaliyeed waxtar u leh mustaqbalka soo socda..
Arrinkaa oo ah in danbiilayasha maanta jooga lagula xisaabtami doono dilka iyo xasuuqa ay shacabka ku hayaan isla markaasna jiilka danbe u noqon karo in aan lagu deg-degin in dad kale la xasuuqo .
Hadaba arrinkaas waxaa uga qeyb qaadab kartaa Sedex siyaabood oo kala duwan:-
(Submit info) innoo soo dir wixii macluumad ah ee aad og-tahay si aan dokomenti uga sameyno
(Educate) u sheeg dadka kale ee aad is leedahay loogama maarmo howshaan tirokoobka ah
(Donate) ugu deeq dhaqaalo inta aad kari kartid si aan isaga difaacno qarashaadka ku baxayo ururinta macluumaadka Data Collection waayo qarashka iyo wakhtiga oo qaali innagu ah awgeed waa u baahanahay tabarucaad nooc walba ah
Haddii aad dooneysid inaad arrin ku soo kordhisid ama aad u maleyneysid in ay waxku ool u tahay ummada soomaliyeed arrinta aad ogtahay.
Fadan la xiriir admin@tirokoob.org or tirokoob@gmail.com